Latest News

Manchester City Oo 6-1 Ugu Awood Sheegatay Bournemouth

London, November 4, 2023 (Haatufonline) – Manchester City ayaa caawa ku hubsatay 6 gool shabaqa kooxda Bournemouth.
Ciyaartan oo ka tirsanay Premier League-ga ayaa ka dhacday garoonka Etihad.
Lixda goil ayaa waxa Manchester City u kala dheliyey ciyaaryahanada Doku daqiiqadii 30aad, halka B. Silva uu dhaliyey laba gool 33′, 83′, sidoo kale M. Akanji 37′,  P. Foden 64′ iyo N. Aké 88′ ayaa kala dhaliyey min halgool, waxaanay sidaasi ciyaartu guusha ku raacday Man City oo la hoyotay saddex dhibcood oo nadiif ah.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*