Latest News

Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Wadahadalada Somalia

Hargeysa, September 25, 2023 (Haatufonline) – Dawlada Somaliland ayaa mar kale Midowga Afrika iyo bulshada kale ee caalamka u cadaysay in aanay diyaar u ahayn wadahadal ujeeddadiisu tahay midnimo dambe.

Somaliland waxa ay sheegtay in dawlad kasta oo lala hadlayo ay ka wada hadlayaan Ictiraafka iyo Iskaashi.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*