Latest News

Wararkii U Dambeeyey Ee Weerarkii Layaabka Lahaa Ee Xamaas Ku Qaaday Israa’iil

Gaza, October 7, 2023 (Haatufonline) – Kooxda Xamaas ayaa in ka badan 5,000 gantaal ku riday Israa’iil Sabtidii, waxayna u direen in ka badan tobanaan dagaalyahan magaalooyinka Israa’iil.
Ugu yaraan 200 qof oo Yuhuuda ayaa lagu dilay weerarkaasi sida, sida uu sheegay sarkaal Israa’iili ah. Israa’iil ayaa weerar rogaal celis ah ku qaaday Gaza. Duqeyntaas ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 232 qof, sida ay sheegeen saraakiisha Falastiiniyiinta. Israa’iil waxay ayaa qorshaynaysa hawlgal aad u ballaadhan maalmaha soo socda.

Weerarkan lama filaanka ah ayaa su’aalo culus galiyey  sirdoonka Israa’iil-iyo hoggaanka Binyamin Netanyahu, raysal wasaaraha.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*