Latest News

Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Booqday Harada Daandi Ee Gobolka Oromada

Addis Ababa, January 2, 2024 (Haatufonline) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo waftigiisa ku sugan dalka Itoobiya ayaa booqday harada Daandi ee dhacda gobolka Oromada ee dalka Itoobiya.

Booqashadan weftiga Madaxweynaha ayaa waxa ku wehelinayeu masuuliyiinta dalka Ethiopia ee uu martida u yahay.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*