Latest News

Faysal Cali Waraabe Oo Taageeray Heshiiska Somaliland Iyo Ethiopia Ku Dhexmaray Addis Ababa

Hargeysa, January 2, 2024 (Haatufonline) – Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu taageersan yahay heshiiskii isfam ee maalintii shalay ku dhexmaray Addis Ababa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Raysal Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed.
Faysal Cali Waraabe ayaa intaasi ku daray in heshiiskani uu dhabarka ka jabiyey cadowga Somaliland.
“Heshiiska aynu la galnay Ethopia danteenaa ku jirta, aqoonsigeena ku jira, waliba waddamo kalena way jiraan oo ina aqoonsanaya..,” Ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe waxaanu intaasi ku daray “Heshiiskan waa in la mariya dariiqa Sharciga ah..,”
“Madaxweynuhu marka uu yimaaddo waa inuu sheegaa in uu Doorashadiina wakhtigeeda ku qabanayo si dadku u midoobo..” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*