Latest News

Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Aan Waxba Loo Raacayn Dhalinyaradii Hubka La Fuushay Buurta Gacan Libaax

Hargeysa, Srptember 5, 2023 (Haatufonline) – Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland ayaa qoraal ay goor- dhawey soo saartay ku sheegtay “In aan Dhalinyaradii Hubka La Fuushay Buurta Gacan Libaax, Xukuumadu Wax Alla Waxay u raacaysaa Jirin, Halkaana Arinkaa Lagu Soo Xidhay” Wasaarada Arimaha Gudaha JSL

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*