Latest News

Xisbiga Xukuma Ethiopia Oo Qaraar Ka Soo Saaray Heshiiskii Is-Afgarad Ee Somaliland Iyo Ethiopia Wadagaleen

Addis Ababa, January 26, 2024 (Haatufonline) – Xisbiga Barwaaqo-sooranka ee haya talada dalka Itoobiya ayaa muujiyay sida ay uga goโ€™an tahay in uu sare u qaado heshiiskii is-afgaradka (MoU) ee ay Somaliland la saxeexdeen โ€œheshiis wax ku ool ahโ€.

Qaraar ka soo baxay gunaanadka shirarkii xubnaha fulinta iyo golaha dhexe ee xisbigu ayaa sheegay in heshiiskii is-afgaradka ee ay la galeen Somaliland uu daliil u yahay โ€œMawqifka Itoobiya ee xidhiidhka dhaqaale iyo dhaqan ee gobolkaโ€.

Xisbigu waxa uu sidoo kale soo bandhigay hababka looga gudbi karo caqabadaha ka dhasha.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*