Xisbiga Xukuma Ethiopia Oo Qaraar Ka Soo Saaray Heshiiskii Is-Afgarad Ee Somaliland Iyo Ethiopia Wadagaleen
Addis Ababa, January 26, 2024 (Haatufonline) – Xisbiga Barwaaqo-sooranka ee haya talada dalka Itoobiya ayaa muujiyay sida ay uga goโan tahay in uu sare u qaado heshiiskii is-afgaradka (MoU) ee ay Somaliland la saxeexdeen โheshiis wax ku ool ahโ.
Qaraar ka soo baxay gunaanadka shirarkii xubnaha fulinta iyo golaha dhexe ee xisbigu ayaa sheegay in heshiiskii is-afgaradka ee ay la galeen Somaliland uu daliil u yahay โMawqifka Itoobiya ee xidhiidhka dhaqaale iyo dhaqan ee gobolkaโ.
Xisbigu waxa uu sidoo kale soo bandhigay hababka looga gudbi karo caqabadaha ka dhasha.
Leave a comment