Xuuthiyiinta Oo Sameeyey Xidhiidho Dib Loogu Soo Noolaynayo Budhcad Badeedii Somalia.
Hargeisa,December 21,2023( Haatuf Online)- Xuuthiyiinta Yeman ayaa xidhiidho ujeedadoodu tahay dibu soo noolaynta badhcad badeednimadii Somalia la sameeyey niman ka ganacsada [...]