Ciidanka Sudan Oo Kusii Siqaya Dhulbeereed 600,000 Heckter Ah Oo 25 Sano Ay Xoog Ku Haysteen Beeralay Amxaaro Hubaysan Ahi
Gobolka Qadaarif,Sudan,December 7,2020( Haatufonline)- Ciidanka dawladda Sudan ayaa dhawrkii maalmood ee u dambeeyey kusii siqayey deegaanka Alfashaaqa ee ku yaala xuduuda [...]