ONLF Oo Ka-qayb-galkeeda Doorashada Shardi Lagaga Dhigay Inay Distoorkeeda Ka Tirtirto Qodobka Xoraynta Dhulka Ogaadeen Iyo Madaxdii Ururkaa Oo Arintaasi Si Xun Iskugu Khilaafsan
Jigjiga,December 25 2020(Haatufonline)-Jabhadii la odhan jiray ONLF ayaa inay ka qaybgasho doorashooyinka la filayo inay ka dhacaan dalka Itoobiya bisha June 2021 waxa shardi [...]