Augustine Mahiga, Ergaygii Hore Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsanaa Soomaaliya Oo Geeriyooday
Dodoma, May 1, 2020 (Haatuf) – Wasiirkii dastuurka iyo arrimaha sharciga Tanzanja Augustine Mahiga ayaa ku geeriyooday caasimadda waddankaasi ee Dodoma, aroortii hore [...]