Madaxweyne Biixi oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Dacar-budhuq, Abdaal Iyo Berbera
Berbera, November 18, 2021 (Haatufonline) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo Safar shaqo [...]