Itoobiya Oo Cambaarayn Culus Usoo Jeedisay Sudan Kuna Eedaysay Qabsashada Dhul Itoobiya Leedahay Iyo Gacan Sadexaad Oo Dabada Ka Riixaysa
Adisababa,February 18,2021( Haatufonline)-Dawladda Itoobiya ayaa maanta xukuumadda Sudan si ba’an ugu cambaaraysay inay colaad ka dhex hurinayso labada dal ee Itoobiya [...]