Madaweynaha Somaliland Oo Shacabka Iyo Bahda Saxaafada Ka Tacsiyadeeyey Marxuumad Shugri Xariir Ismaaciil Oo Ku Geeriyootay Hargeysa
Hargeysa, January 16, 2021 (Haatufonline) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga [...]