Hoobiyeyaal Lagu Weeraray Xerada Xalane Oo Ugu Yaraan 3 Qof Ay Ku Dhinteen
Muqdisho, March 25, 2021 (Haatufonline) – Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ayaa sheegaya in ugu yaraan saddex qof ay ku dhinteen, shan kalena ay [...]