Wasaarada Arimaha Dibeda Kenya Oo Si Diiran Usoo Dhaweysay Weftiga Madaxweynaha Somaliland
Hargeysa, December 13, 2020 (Haatufonline) – Weftiga uu hoggaaminayo Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa gaadhay caasimada dalka Kenya ee Nairobi, [...]