Diyaarad Djibouti Airline Leedahay Oo Taayiradi U Bixi Waayeen Iyo Madaarkii Garoowe Ee Ay Ku Dagtay Oo Laga Waayey Gaadhi Dabdamis Ah Oo Shaqeynaya.
Garoowe,December 2,2020(Haatufonline)-Diyaarad ee leedahay Djibouti Airlines oo maanta taayiradi u bixi waayeen ayaa waxa uu duuliyihii waday kusoo daayey dhabaha diyaaradaha [...]