Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Keentay Qalab Cusub Oo Wax-Ka-Tari Doona Korodhka Biyaha Caasimada
Hargeysa, December 8, 2020 (Haatufonline) – Wakaalada Biyaha ee Hargeysa ayaa maanta soo bandhigtay qalab wax ka taraya korodhka ay hesho caasimada Hargeysa. Qalabkan ayaa [...]