VillaSomalia Oo Muddo 2 Todobaad Gudahood Ah Mar Labaad Xidhiidhkii Diblomaasiyadeed U Jartay Kenya
Muqdisho,December 15,2020(Haatufonline)-Maamulka VillaSomalia ee Xamar ka dhisan ayaa xidhiidhkii diblomaasiyadeed u jaray dalka Kenya.Warkan oo caawa waqti dambe kasoo baxay [...]