Maadadaha Qaraxa Laga Sameeyo Oo Caadi Loosoo Mariyo Dekadda Muqdisho Ee Turkigu Maamulo
Muqdisho October 17,2020(Haatufonline)-Dakedda Muqdisho ee Turkigu maamulo ayaa noqotay albaabka lasoo mariyo maadadaha laga sameeyo walxaha qarxa ee ay isticmaalasn ururka [...]