Ciidammada Itoobiya Oo Ku Lug Yeeshay Soo Ridida Diyaarad Kenya Lahayd Oo Ku Soo Dhacday Soomaaliya
Muqdisho, May 9, 2020 (Haatuf) – Ciidammada Dawladda Federaalka Itoobiya ka jooga Dalka Soomaalya ee qaybta ah hawl-galka Midowga Afrika ee AMISOM, ayaa qirtay inay soo [...]