Xuutiga oo sheegay in duulimaadyada Tehran-Sanca sii socon doonaan, hadii Sucuudigu soo farogaliyana ay ka shalayndoonaan
Haatufonline,July 4,2026 Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay in duulimaadyada u kala goosha Sanca iyo caasimadda Iiraan ee Tehraan ay socon doonaan , waxaanay Sucuudiga uga digeen [...]