خلية مشتركة للحرس الثوري والحوثيين تدرس نقل منصات الصواريخ من الساحل الى المناطق الجبلية الوعرة June 26, 2026 الهاتف اونلاين 26 يونيو 2026 كشفت منصة “شيبا إنتلجنس” المتخصصة في الشؤون الاستخبارية أن خلية [...]
Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Ka Qaybgalay Furitaanka Wajiga Labaad Ee Biyo-ballaadhinta Hargeysa June 24, 2026 Haatufonline — 24 June, 2026 Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku-simaha Madaxweynaha, Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad lagu [...]
Wasiirka Caafimaadka Oo Ka Hadlay Xummado Bilihii U Dambeeyey Dalka Ka Jiray June 23, 2026 Haatufonline — 23 June, 2026 Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, Dr. Xuseen Bashiir, ayaa faahfaahin ka bixiyey xanuunno xummado wata oo bilihii u [...]
Wakiilkii Somaliland U Fadhiyey Yemen Oo Xabsiga Loo Taxaabay June 22, 2026 Haatufonline — June 22, 2026 Warbaahinta dalka Yemen ayaa baahisay in dawladda Yemen xabsiga u taxaabtay wakiilkii Somaliland u joogay dalkaasi, Idiris Adam Raaji. Wararku [...]
Golaha Wakiillada Oo Codka Kalsoonida Siiyey Wasiirro Ka Tirsan Xukuumadda June 22, 2026 Haatufonline — 22 June 2026 Golaha Wakiillada Oo Codka Kalsoonida Siiyey Wasiirro Ka Tirsan Xukuumadda Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta codka [...]
Xuutiyiinta iyo Alshabaab oo loo aanaynayo budhcad badeednimada dhawaan ka dilaacday gobolka. June 22, 2026 Haatufonline,June 22,2026 Xuutiyiinta iyo labada farac ee Alqaacida ee ka hawlgala Yemen iyo Somalia ayaa loo tirinaya inay hurinayaan falalka budhcad badeednimada ee [...]
Madaxweynaha Somaliland Oo Wareysi Siiyey Warbaahinta Caalamiga Ah Ee i24NEWS June 18, 2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro, ayaa wareysi siiyey warbaahinta caalamiga ah ee i24NEWS, isagoo ka hadlay booqashadiisa Israa’iil, furitaanka [...]
Madaxweynaha Somaliland Oo Khudbad Ka Jeediyey Qasriga Madaxtooyada Israa’iil June 16, 2026 Haatufonline — June 16, 2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa khudbad ka jeediyey Qasriga Madaxtooyada Israa’iil, [...]
Safiirka Somaliland Ee Israa’iil Oo Xasan Sheekh Uga Digay Hadallo Khatar Gelin Kara Xasilloonida Gobolka June 14, 2026 Haatufonline — 14 June, 2026 Safiirka Somaliland u fadhiya Israa’iil, Maxamed Hagi, ayaa jawaab adag ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh [...]
Madaxweynaha Somaliland Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Israa’iil June 14, 2026 Haatufonline — 14 June, 2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa saxaafadda kula hadlay Qasriga Madaxtooyada Israa’iil, [...]