Latest News

Alshabab Lagu Qabtay Balcad Oy Ku Jiraan 3 Buhoodle Ka Tagay Iyo 17 Jir Reer Hargeysa Ah

Balcad,January 24,2024(Haatufonline) – Ciidanka Sirdoonka Somalia ayaa saaka hawlgal uu ka fuliyey deegaanka Hiilweyne ee u dhaw Balcad kusoo qabtay 10 xubnood oo ka tirsan argagixisada Alshabaab.
Siday dad goob joog ahaa noo sheegeen, xubnaha kooxdan ayaa isu diyaarinay inay laayaan injineero iyo shaqaale Turkiya oo dhisayey wadada isku xidha Muqdisho iyo Balacad.
Nimanka la qabtay ayaa waxa ka mid ah 3 Dhulbante ah oo ka tagay Buhoodle, wiil 17 jir ah oo reer Hargeysa ah, 4 Raxanweyn ah iyo 2 Hawiye ah.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*