Latest News

Madaxweynaha Somalia Oo Qirtay Inuu Ethiopia U Ogolaaday Marin Badda Ah

Qaahira,January 23,2024(Haatufonline) -Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daboolka ka qaaday inuu Ethiopia u ogolaaday marin laga siiyo biyaha badda Somalia.Waraysi uu siiyey AlCarabiya qaybta Afingiriisiga @AlArabia_Eng ayaa waxa uu ku sheegay in ogolaanshaha badda ee uu bixiyey uu gaadhsiiyey raiisalwadaaraha Ethiopia Abiy Axmed.

Hasa yeeshee isla waraysigaasi ayaa Xasan Sheekh wuxu isfahamkii Somaliland iyo Ethiopia ay dhinaca badda ka gaadheen ku tilmasmay mid ay Ethiopia ku doonayso dhul Somalia leedahay oo ay qaadato.Waxa kale oo uu muujiyey in hadii isaga lasoo marin lahaa heshiishka hordhaca ah ee dhex maray Somaliland iyo Ethiopia uu ogolaan lahaa.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*