Latest News

Chelsea Oo Guuldaro 2-0 Ah Kala Kulantay Brentford

London, October 28, 2023 (Haatufonline) – Kooxda Kubadda Cagta ee Chelsea ayaa guuldaro kala kulantay koxda Brentford kadib markii ay 2-0 kaga badisay.
Ciyaartan oo ahayd mid xiiso leh ayaa ka dhacday garoonka Stamford Bridge.
Chelsea ayaa labada gool 2 ee laga dhaliyey uu ka mid ahaa gool iyadoo ilbidhiqsiyadii ugu dambeeyeyna laga dhaliyeyoo uu Sanchez iskaga yimid goolkiisa si uu iskugu dayo inuu goolka barbarraha.
Blues oo sare usoo kacaysay todobaadkiitegay, ayaa waxa bahdilaad ku samaysay Brentford oo saddex dhibcood iyo laba gool oo nadiif ah kasoo qaadatay.
Laba gool oo qaybtii dambe ay dhalisay Brentford ayaa sabab u noqday in Bees ay soo gasho kaalinta tobnaad ee miiska kala-sarraynta Premier League, halka Chelsea ay u dhacday booska 11aad oo ay waliba hoos usii dhaafi doonto haddii ay badiyaan kooxaha kusoo xiga ee aanay farqiga badan ee dhibcuhu u dhaxaynin.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*