Latest News

Maxaad ka taqaan kooxaha ciidamada Maraykanka ee Ciraaq iyo Suuriya nasiinada u diiday

Jimcihii Maraykanka ayaa duqaymo ku garaacay baqaro ay hubka iyo rasaasta ku kaydsadaan ciidamada ilaalada kacaaka Iran oo ku yaalay Siiriya.

Ciidamada Maraykanka iyo xulafadooda caalamiga ah ayaa ilaa 12 weerar ka fuliyay gudaha Ciraaq, halka afar weerar ay ka sameeyeen Siiriya tan iyo markii uu bilowday dagaalka Israa’iil iyo Xamaas.

“Duqaymahaan qaaska ah waxay ahaayeen kuwa ‘difaacu nafsi’ ah oo loogu jawaabayay weeraro xiriir ah oo wali socda oo badankood ka dhan ah Maraykanka ku sugan Ciraaq iyo Siiriya, kuwaas oo ay sameynayaan kooxaha gacan saarka laleh Iran,” ayuu yiri Xoghayaha Difaaca ee Maraykanka.

Waxaa jira tira maleeshiyooyin shiica ah iyo kooxo kale oo ciidamada Maraykanka iyo xulufadoodaba ku qaada weeraro, iyaga oo ka duulaya danaha Iran ee Syria.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*