Latest News

Nin Turki Ah Oo Haysta Baasboorka Diblomaasiga Somalia Oo Daroogo Lagu Qabtay

Bulgaria,January 12,2024(Haatufonline)- Nin Turki ah oo ku dhoofa baasaboorka Dibloomaasiga ah ee ay bixiso dawladda Somalia ayaa mukhadaraad lagu qabtay isagoo galaya dalka Bulgaria ee ku yaal barga Yurub.
Ninkan daroogada lagu qabtay ayaa waxa baasaboorka Somalia ee uu sito ugu qoran in jinsiyaddisu tahay Soomaali magaciisuna yahay Cengiz Duman Niyaazi.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*