Latest News

Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday.

Hargeysa, January 9, 2024 (Haatufonline) – Hoggaanka Hawlgelinta Ciidanka Qaranka JSL S/Guuto Abdi Abdilahi Xasan iyo Saraakiil uu Hogaaminayo ayaa garoonka diyaaradaha Hargeysa ku soo dhaweeyay wafdigii Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL ee hawlaha shaqo u joogay wadanka Ethiopia.

Taliyaha ciidanka qaranka ayaa kulamo iyo is afgarad ah ay wada yeesheen Taliyaha ciidanka Ethiopia, kaas ay isla meel dhigeen iskaashiga labada ciidan intaa kadib Taliyaha ayaa ku soo guryo noqday wadanka.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*