Latest News

Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Hadalo Ka Soo Yeedhay Somalia

Hargeysa, January 9, 2024 (Haatufonline) – Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta ayaa jawaab lagaga bixiyey hadallada deel-qaafka iyo isyeelyeelka ah ee ka soo horjeeda masiirka Somaliland ee Dawalada Soomaaliya ka soo yeedhaya.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*