Latest News

Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL Oo Gaadhay Fadhiisimada Hore Ee Aaga Buqdharkayn

Oog, November 27, 2023 (Haatufonline) – Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL Sareeye Gaas Nuux Ismacil Taani ayaa gaadhay fadhiisinka Aaga Buqdharkeyn ee gobolka Sool, halkaas oo todobaadadii la soo dhaafay weerar ay ku soo qaadeen deegaanka Buqdharkay kooxaha Huwanta Laascaanood iyo maamul Goboleedka Puntland.
Taliye Nuux Taani maalmihii la soo dhaafay kormeerayey fadhiisimada ciidanka aaga Oog.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*