Latest News

Virgil van Dijk Oo Holland Ka Badbaadiyey Inay Ka Hadho Euro 2024

ATHENE - (l-r) Kostas Tsimikas of Griekenland baalt, Donyell Malen of Holland, Denzel Dumfries of Holland,Virgil van Dijk of Holland vieren de overwinning tijdens de EK-kwalificatie wedstrijd in groep B tussen Griekenland en Nederland in de Opap Arena op 16 oktober 2023 in Athene, Griekenland. ANP MAURICE VAN STEEN

Athens,October 17,2023- Laacibka Virgil Van Dijk ee ka ciyaara khadka difaaca ee xulka kubadda cagta ee dalka Holland( Netherland) ayaa xalay kooxdiisa ka badbaadiyey inay ka hadhaan tartanka koobka Euefa ee Euro 2024 kadib markii uu xulka Giriigga ku dhaliyey gool penalty ah daqiiqadii sadex iyo sagaashanaad iyadoo ciyartan ay guushu ku raacday xulka Holland ku dhamaatay 1 : 0 .

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*