Latest News

Wasaarada Biyaha Somaliland Oo Ku Guulaysatay Tartankii Kubadda Cagta Ee Shaqaalaha Dawlada

Hargeysa, November 26, 2023 (Haatufonline) – Wasaarada Biyaha Somaliland ayaa galabta ku guulaysatay koobka shaqaalaha dawlada kadib markii ay ka badiyeen Hay’ada Shaqaalaha Dawlada Somaliland.
Tartankan oo mudadii uu socday ay ka qayb qaateen 32 Wasaaradood iyo Hay’adood ayaa ku soo dhamaaday si hufan oo ay guushu ku raacday wasaarada biyaha.
Agaasimaha guud ee Wasaarada Ciyaaraha Somaliland Mr Cabdirashiid ayaa sheegay in tartankani uu keenay isdhexgal shaqaalaha dawlada ah.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*