Latest News

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Hawlo Diblomaasiyadeed Oo Waaweyn Ka Wada Faransiiska.

Paris, March 14, 2024 (Haatufonline) – Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Dr Ciise Kayd ayaa safar shaqo oo uu ku tagay dalka Faransiiska waxa uu caawa kulamo la yeeshay jaaliyada Somaliland ee dalka Faransiiska.
Waxaanay ka wada hadleen dardargalinta Aqoonsi raadinta Somaliland iyo sidii dalkan Faransiiska looga dhaadhicin lahaa qadiyada aqoonsiga Somaliland.
Maalmaha soo socda ayaa la filay in wasiir Kayd uu kulamo la yeesho masuuliyiinta dalka Faransiiska.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*