Latest News

Xasan Sheekh Oo Xalay Live Loo Daawadsiiyey 60 Xildhibaan Oo Guri Hargeysa Ah Ku Xaraysan

Hargeysa,February 26,2024(Haatufonline) – Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh ayaa xalay live loo daawadsiiyey 60 qof oo ku xaraysan guri Hargeysa ku yaala oo loogu sheegay inay yihiin aqlabiyadda xildhibaanada ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland oo ay ka dhan yihiin heshiiska badda ee dhexmaray Somaliland iyo Itoobiya.

Xasan Sheekh waxa kale oo nimanka la tusay loogu sheegay inay yihiin taageerayaasha mid ka mid ah xisbiyaada mucaaridka isla markaana ay go’aan ku gaadheen inay ka codeeyaan ansixinta heshiiskaasi marka Golaha la horkeeno

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*