Latest News

Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Damaca Ethiopia Ee Dekeda Saylac

Hargeysa, October 16, 2023 (Haatufonline) – Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa sbeegay in Saylac ka mid tahay Somaliland, isla markaana dawlada oo kaliya ay go’aamin karto in wax laga wadaago (partnerships).
Mr Caateeye ayaa sidaasi ku sheegay qoraal uu soo dhigay X-twitter waxaanu intaasi ku daray in isaga iyo gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Ethiopia ee PP Mr Adem Farah ay ka soo wada jeedaan bulshada degta, Saylac Somaliland, Ethiopia iyo Djibouti.
Waxaanu intaasi ku daray in wakhti xaadirkan dekeda Berbera ay u Adeegto dalka Ethiopia.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*