Latest News

Baarlamaanka Ethiopia Oo Ansixiyey Xaaladda Degdega Ah Ee Dalkaasi Lagu Soo Rogay

Addis Ababa, April 10, 2020 (Haatuf) – Golaha Wakiilada Shacabka ee jamuuriyada dimuqraadiga faderelka Itoobiya ayaa ansixiyay bayaanka xaalada degdega ah.

Golaha Baarlamaanka ayaa goor dhaweyd ansixiyay bayaanka, si ay qayb uga noqoto dadaalada lagu dhimayo faafitaanka cudurka safmarka ah ee Covid19, waxaanay  ku ansixiyeen cod aqlabiyad ah.

Dhinaca kale Wasaarada caafimaadka ee dalka Itoobiya ayaa’ shaacisay in baadhitaan lagu sameyey 442 qof laga helay 9 kamid ah dadkaasi caabuqa Coronavirus taasi ayaa ka dhigaysa wadarta guud ee dadka laga helay Coronavirus ee dalka Ethiopia 65 qof.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


Social media & sharing icons powered by UltimatelySocial