Latest News

Midawga Yurub Oo Ka Falceliyey Lix Nin Oo Somaliland Xukun Dil Ah Ku Fulisay

Nairobi, (Haatufonline) – Wakiilka Midawga Yurub u
qaabilsan Somalia Nicolas Berlenga ayaa sheegay in Midawga Yurub uu ka soo
horjeedo mabda’ ahaanba xukunada dil ah, oo xukuumadda Somaliland ay ku fulisay
ragg ay maxkamaddi ku heshay inay dilal geysteen.

Nicolas Berlenga, Ergayga Midawga Yurub u qaabilsan
Somalia ayaa sidaasi ku sheegay qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay
Twitter-ka, waxaanu yidhi “Amniga, Doorashooyinka, Dayn cafinta, sharciga
oo lagu dhaqmo, horumarka… dhammaanteen waan ognahay tirada dhibaatooyinkaas
si loo soo afjaro.

Midowga Yurub wuxuu meel adag ka taagan yahay oo uu ka soo horjeedaa mabda ahaanba qisaasta mar walba.” Ayuu yidhi Ergayga Midawga Yurub u qaabilsan Somalia Nicolas Barlenga.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


Social media & sharing icons powered by UltimatelySocial