Abu-Dhabi May 8,2021( Haatufonline)- Warar xogogaal ah ayaa sheegayaa in dawladda Imaaraatku joojisay fisihii ay ku bixin jirtay baasaboorka Somaliland. Warkan oo laga helay [...]
Muqdisho,May 7,2021(Haatufonline)-Dawladda Somalia ayaa ogolaatay in wada hadal lagu dhameeyo murankii ku saabsanaa xuduudda badda ee u dhaxeey Somalia iyo Kenya ka dib [...]
Muqdisho,May 4,2021(Haatufonline)-Dadaalada loogu jiro in dalka Somalia ay doorasho dadbani si silmiya oo xor ah uga qabsoonto ayaa waxay ku xidhantahay in marka hore [...]
Hargeysa,May 3,2021(Haatufonline)-Dawladda Qadar ayaa la filaya inay dhawaan xafiis Diblomaasi ah ka furato Somaliland isla markaana ay hayadaha samofalka ee Qadar soo dagaan [...]