Weeraro Culus Oo Isdaba Joog Ah Oo Khasaare Laxaad Leh U Gaystay Alshabaab
Muqdisho,June 3,2021(Haatufonline)-Khasaare laxaad leh ayaa ururka Alshabaab soo gaadhay todobaadyadii lasoo dhaafay kadib markii ay ciidamada dhulka ee Somalia kala kulmeen [...]