Wargayska Al-Rakouba Ee Kasoo Baxa Soodaan Oo Sheegay In Kumanaan Ka Mid Ah Ciidamada Itoobiya Ay Isu Dhiibeen Ciidamada Soodaan Kadib Markii Ay Dagaalo Dhexmareen Ciidanka Tigrayga
Qadaarif,November 9,2020(Haatufonline)-Kumanaan ka mid ah ciidamada dalka Itoobiya ayaa magansaday ciidamada dalka Soodaan ee ku sugan xadka u dhaxeeya labada dal waxaanay ka [...]