Ciidanka Danab Oo Burburiyey 2 Xarumood Oo Ay Alshabaab Ku Diyaarin Jireen Qaraxyada
Muqdisho,September 16,2022(Haatufonline)-Habeenimadii malintii Arbacada iyo shalay Khamiistii waxa ciidanka komaandooska ah ee Danab u suurtagashay inuu burburiyo laba [...]