Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex Oo Maanta Xoriyaddoodii Usoo Celisay Eedaysanayaal U Xidhnaa Madaharaadadii Horaantii Bishan Ka Qabsoomay Hargaysa.
Hargeysa,August 28,2022(Haatufonline)-Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta xoriyadoodii usoo celisay Eedaysanayaal u xidhnaa mudaharaadadii horaantii bishan ka [...]