Madaxwaynaha Koonfur Galbeed Waxa Mid Kaaliya Oo Ka Mid Ah Baananka Turkiga U Yaala In Ka Badan $12 Milyan.
Istanbuul,February 28,2022(Haatufonline)-Madaxweynaha dawlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Somalia Cabdicasiis Laftagareen xisaab uu ka furtay baan ku yaala dalka Turkiga oo [...]