Tokyo:Orodyahan Axmed Maxamed Oo U Orda Kanada Balse Asal Ahaan Kasoo Jeeda Somaliland Oo Ku Guulaystay Kaalinta 2aad Orodka 5000 Mitir
Tokyo,August 6, 2021(Haatufonline)-Orodyahanka reer Kanada Maxmed Axmed ayaa maanta ku guulaystay kaalinta labaad orodka 5000 mitir ee ragga ciyaaraha Olympic-ga ee ka socda [...]