Xasan Xundubey Oo Ka Baqay Inuu Qoro Warqaddi Lagu Eryi Lahaa Fahad Yaasiin Iyo Rooble Oo Abtiyaaladii Codsi Ka Diiday.
Muqdisho,September 7,2021(Haatufonline)-Raiisalwasaaraha Somalia Xuseen Rooble ayaa ka hor intii aanu isagu shaacin go’aankisii u shaqada kaga caydhiyey Fahad Yaasiin [...]