Midowga Musharixiinta Oo Farmaajo Ugu Baaqay Inuu Faraha Kala Baxo Hawlaha Doorashooyinka, Baneeyana Xafiiska
Muqdisho, April 30, 2021 (Haatufonline) – Qoraal ka soo baxay Midowga Mushariixiinta Somalia ayaa lagu sheeegay, inay uga digayaan Gudoonka Golaha Shacabka ee mudo [...]