Askari Maydkiisii Kudaafad Laga Helay Oo Ku Biiray Dilalka Qorshaysan Ee Loo Aanaynayo Farmaajo Iyo Fahad
Muqdisho,May 17,2021(Haatufonline)-Waxa magaalada Xamar gilgilay dil foolxun oo loo geystay askari ka tirsanaan jiray hayadda nabadsugidda Somalia (Nisa)oo maalinti doraad [...]