General Burhaan Oo Kormeer Ku Tagay Xadka Iyo Ciidamada Soodaan Oo Dib U Wadaqabsaday Dhulkii Ay Itoobiya Ku Muransaaayeen
Qafaarif December 17,2020(Haatufonline)- Ciidamada dalka Soodaan ayaa hore ugu soo ruqaansaday xuduuda ari ee uu la leeyahay dalka Itoobiya halkaas oo dhawrkii maalmood oo u [...]